Ciidamo Dowladda Soomaaliya Loogu Soo Tababaray Dalka Uganda Oo Maanta Muqdisho Lagu Soo Dhaweeyay.*Daawo Sawirada*.

0

ade4Muqdisho (AGGM): Ciidamo Soomaaliyeed oo tababar loogu soo idleeyay dalka Uganda ayaa maanta Soogaaray Magaalada Muqdisho iyadoo siweyn loogu soo dhaweeyay garoonka Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho.

Ciidamada oo ay tiradoodu gaareysay 50-Askari waxaa xubnihii ku soo dhaweeyay Garoonka Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho kamid ahaa Wasiirka Gashandhigga, Ku- xigeenadiisa, Abaanduulaha ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya, saraakiisha ciidamada qalabka sida iyo AMISOM.

Soodhaweynta kaddib ayaa Wasiirka Gashaandhigga oo la hadlay warfidiyeenka waxa uu u sheegay in Ciidamadan 500-gaaraya ay yihiin Saraakiil, Saraakiil Xigeen iyo Dhaqaatiir Ciidan, waxaana uu kula dardaarmay in ay howsha qaranka sifiican ugu taan.

ade1

ade

ade4

ade5

ade3

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com